|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maareeyaha Dekedaha Jsl Oo Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Dhismaha Dekeda Cusub Ee Berbera.
December 16, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maareyaha dekeda Somaliland oo ka warbixiyay dhismaha cusub ee Dekedda Berbera oo shirkadda DP World ay ku bixisay 400 oo milyan oo Dollar. Waxaa sidoo kale la casriyeeyay qalabka iyo adeegga dekeddii Berbera ee hore u shaqaynaysay oo maamulkeeda shaqo ay gacanta ku Hayso shirkadda DP Word. Maalgashiga dekedda Berbera oo ay ku bahoobeen Somaliland iyo DPW ayaa waxa sidoo kale saami ku leh dalka Itoobiyaa. Mareeye Siciid Xasan Cabdillaahi oo Somaliland madax uga ah dekeddaha ayaa wariyaha BBC-da ee Hargeysa Sidiiq Burmad uga warramay isbeddelka shaqo iyo dhisme ee dekedda Berbera laga Sameeyay intii ay heshiiska maalgashi la galeen shirkadda DP Word, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/j1L2K2x5E2I Related posts:“Tukaraq Nabadgelyadeedu Waa Mar Ciidanka Qaranku Soo Taabto Xadka Somaliland,Oo Garoowe Ay Ka Dhacd... “Waxaan Cambaaraynaynaa Kufsigii Iyo Dilkii Loo Gaystay Marxuum Hinda Cumar''Difaacayaasha Xaquuqda... “Waxaan Idinka Filayaa In Aragtida, fahamka Iyo Aqoonta Aad labadan Maalmood Isla Meel Dhigteen Ay D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|