|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Oo Soo Kormeeray Mashaariic Ay Ka Hirgaliyeen Magaalada Gabiley Iyo Kalabaydh.
December 8, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley Oo ay weheliyaan Maayarkuxigeenka iyo masuuliyiin kale oo katirsan dawlada hoose ee gabiley ayaa kormeer kusoo maray mashaariicaha ay ay dawlada hoose ka wado amaba ka hirgalisay gudaha magaalada gabiley iyo kalabaydh iyagoo magaalada kalabaydhna ka dhagax dhigay masiirmada caanaha.
Waxaana ujeedada kormeerkan ka warbixiyay maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; 57ka Dawladood Ee Islamka Waxa Halkaasi Dhigay,Nin Digtaytar ah Oo kalidii Tashanaaya oo Jaah... Daawo-Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xildhibaano Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo S... DAAWO; Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Qaawan U Weeraray Masuulkii Loo Magacaabay Xilkii Uu Iska Casilay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|