|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Sedex Cisho Oo Ay Ku Kordhinayaan Wakhtiga Diwaangalinta Ee Goboladii Ay Ka Socotay.
December 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland cabdirashiid Riyp Raac oo ka hadlay degmada Bali gubadle ee gobolka hawd ayaa sheegay cabasho badan oo ka timid bulshada isdiwaan galinaysa iyo culus ka jira deegaanada xuduudka ee ay ka socotay diwaangalinta codbixiyayaashu ayaa sheegay in ay sedex cisho ku kordhiyeen iyadoo manta ay ku beegnayd wakhtigii lasoo xidhi lahaa ee ay ku dhamaadeen afartii cisho. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Maanso Kulul Oo Uu Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganay Kula Hadlayo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Gudida Difaaca Iyo Arrimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Gashaandhiga Som... Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Been-Abuur ku Tilmaamay Warar Sheegaya In Ciidan ka Goostay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|