DAAWO;-Hordhaca Dood Kulul Oo Dhexmartay Afhayeenada Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hordhaca Dood Kulul Oo Dhexmartay Afhayeenada Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye.
December 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hordhaca dood kulul oo wariye maxamed ilig Uqabtay masuuliyiin ka kala tirsan wadani iyo kulmiye ayaa Noqotay mid si qaawan laysku weeraray taasi oo ku saabsan Sanayd maxaa uqabsoomay xukuumada kulmiye mudadii ay Xilka haysay.

Doodan oo ay dhexmartay afhayeenka xisbiga kulmiye Cabdinasir buuni iyo afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Wadani barkhad jaamac batuun.

Dhaliishii waxqabadka xukuumada ee barkhad batuun iyo Difaacii afhayeenka xulmye buuni Oo AFGALAADO IYO CAY MICIINSADAY;

HALKAN KA DAAWO; HORDHACA DOODAN;

COMMENTS
LINKS