DAAWO;-Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog, Uguna Baaqay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog, Uguna Baaqay In Uu Raali Galin Ka Bixiyo.
December 22, 2020 - Written by Editor:

“Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog Waxaan leeyahay, Hadii Aad Tahay Xildhibaan Qaran, Raali Galin Ka Bixi Hadalka Xanafta Leh Ee Aad ku weerartay shacabka Reer Arabsiyo Hadii Kale Waxaad Tahay..”Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo

ARABSIYO(W,N)-Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley Xamse Xaaji Xuseen Jaamac ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeedhay xildhibaan cabdiraxmaan Xoog oo katirsan golaha wakiilada Somaliland oo sheegay in degmada Arabsiyo in ay katirsan tahay gobolka maroodi jeex.

Sidoo kale Gudoomiyaha degmada arabsiyo ayaa Xildhibaan cabdiraxmaan xoog ugu baaqay in uu raali galin ka bixiyo hadalkaa oo uu ku tilmaamay in aanu xildhibaanku kala garanayn gobolkii laga soo doortay ee maroodi jeex taasina ay deel qaaf iyo gaf ku tahay shacabka ku dhaqan degmada arabsiyo iyo guud ahaan shacabka gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS