DAAWO;-Golaha Wakiilada Somaliland Oo La Horgeeyay Odoroska Miisaaniyada 2021! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Wakiilada Somaliland Oo La Horgeeyay Odoroska Miisaaniyada 2021!
December 8, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Golaha wakiilada somaliland ayaa fadhigii maanta la horkeenay odoroska miisaniyada 2021

Wasiirka wasaarada maaliyada ayaa faah faahin golaha kasiiyay miisaaniyada iyo meelaha sida gaar ah ay doorkan ugu xuseen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/n8cnuqyI_Q0

 

COMMENTS
LINKS