DAAWO;-Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Dalab Uga Yimid Wasaarada Maaliyada Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Dalab Uga Yimid Wasaarada Maaliyada Somaliland!
December 6, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Ayaa golaha wakiilada usoo gudbiyay codsi uu kaga dalbanayo in ay ugolaadaan isticmaalka lacag dheera oo kazoo hadhay miisaaniyada 2020 amaba kab kazoo hadhay

Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa oqraalkaasi u akhriyay xoghayaha golaha kadibna gudoomiyaha golaha ayaa cod uqaaday kaasi oo ay xildhibaanadu ku ansixiyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS