|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Xasaasiya Oo Dhexmartay Afhayeenada Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye!
December 9, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dood aan waxba layskula hadhin oo dhexmartay afhayeenka xisbiga wadani Barkhad jaamac Batuun Iyo afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa ahayd mid aan waxba layskula hadhin taasi oo Mr Buuni oo si qaawan uweeraray dhigiisa xisbiga wadani Batuun. Doodan ayaa ahayd mid laga doodaya muxuu xisbiga kulmiye ka fuliyay barnaamijkii balan qaadka bulshada ee waxqabad! Ayaa afhayeenka xisbi kulmiye dhaliishii xisbiga wadani kaga jawaabay hadalo afgalaado iyo isdifaac aan ku qotomin xaqiiqda HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN OO AAN WAXBA LAYSKULA HADHIN; https://youtu.be/24_r3koPK00 Related posts:Wel-welka Shaqaalaha Dekeda Berbera Oo Sii Xoogaystay Iyo Maamulka Shirkada DP-World Oo Shaqaalaha U... DAAWO; Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Sheegay In Gudi Loo Saari Doono Khilaafka... Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Fadhiisimaha Hore Ee Ciidamada Ee Gobolka Sool. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|