DAAWO;-Dhalinyarada Gobolka Togdheer Oo Gaadhi Ku Maamuusay Kabtankii Xulka Gobolka Sheekh Xamse. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dhalinyarada Gobolka Togdheer Oo Gaadhi Ku Maamuusay Kabtankii Xulka Gobolka Sheekh Xamse.
December 16, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada gobolka maroodi jeex ayaa munaasibad ku maamuusay kabtankii xulka gobolka togdheer xamse sheekha

Sidoo kale dhalinyaradan ayaa gaadhi gudoonsiiyay kabtan xamse

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS