DAAWO;-Dacwad Mudo Dheer Ka Socotay Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Lasoo Gabo Gabeeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dacwad Mudo Dheer Ka Socotay Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Lasoo Gabo Gabeeyay.
December 22, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dacwad dhul oo u dhaxaysay laba dhinac kaasi oo ku yaala agagaarka garoonka shulaac ee degmada 26juun ayaa lasoo gabo gabeeyay kadib markii gudi dhexdhexaadisay laba qoys ee isku haystay.

Waxaana soo afjarida dacwadan ka hadlay gudoomiyaha maxkamada sare prof aadan xaaji cali usagoo umahad celiyay gudidii dhex dhexaadisay labadan dhinac

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS