|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Cilmi Baadhis Ku Saabsan Saameynta Covid-19 Uu Ku Yeeshay Shaqada Iyo Shaqaalaha Oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargaysa.
December 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada oo ay weheliyaan gudida kahortaga xanuunka coronavirus ayaa magaalada hargaysa kusoo bandhigay cilmi baadhis laga sameeyay sida uu covid19 saamaynta ugu yeeshay shaqada iyo shaqaalaha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Waxaana munaasibada lagu soo bandhigay xog ururinta laga saameeyay saamaynta shaqada iyo shaqaalaha ka hadlay wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada iyo xoghayaha guud ee gudida ka hortaga xanuunka coronavirus. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Khudbadii Maayarka BerBera C/SHakuur Dicin Oo U Maah-Maahay Golaha Deegaanka Gabiley Xafladii ... Sirdoonada Somaliland iyo Itoobiya oo xuduudka u dhaxeeya ku qabtay Askar ka tirsan Jabhada ONLF Daawo:Idaacada VOA Qaybteeda la Hadasha Dibada Oo Warbixin Caalami ah Ka Diyaarisay Abaaraha Somalil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|