|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Beesha Maxamed Jibriil Oo Shaacisay Musharixiinta Umatalaya Golaha Wakiilada G. Maroodi Jeex Iyo G, Deegaanka Gabiley.
December 31, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Beesha Maxamed Jibriil Abokor (Deerayahan) oo kamid ah Beelaha dega gobolada maroodi jeex iyo gabiley ayaa maanta munaasibad ay ku qabteen magaalada gabiley u shaaciyay laba musharax ee u kala matali doona golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo golaha deegaanka degmada gabiley. Laba musharax ee ay beeshu usoo xushay in ay u kala tartamaan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo golaha deegaanka degmada gabiley ayaa kala ah; 1;musharax maxamuud aar oo utartami doona golaha wakiiada. 2;Dr cali maxamuud xasan oo utarmaya golaha deegaanka degmada gabiley. Waxaana munaasibadan ka hadlay waxgarad,aqoonyahan iyo haween kuwaasi oo muujiyay taageerada ay la bar bar taagan yihiin musharixiintan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Xildhibaan Maxamed Jaamac Oo Kasoo Horjeestay Gudi Loo Saaray Xildhibaano Ka Dareeray Fadhigi... DAAWO;-Telefishanka Itoobiya Oo Shaaciyay War Ka Duwan Ka Xukuumada Farmaajo Shacabka Sheegtay, Iyo... Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Sheegay In Wada-hadallada Soomaaliya Ay Niyad-jebiyeen Dalal Doonayey I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|