DAAWO;-Barnaamijka Shaacinta Musharixiinta Beesha Abokor Ciise Ee Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Gobolka Saaxil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamijka Shaacinta Musharixiinta Beesha Abokor Ciise Ee Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Gobolka Saaxil.
December 29, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haldoorka Waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha abokor ciise (ciise muuse) oo munaasibad ku qabtay magaalada hargaysa ayaa shaaciyay laba musharax ee ukala matalaya wakiilada iyo deegaanka gobolka saaxil iyo degmada berbera’.

Sidoo kale waxgaradka iyo haldoorka beesha ayaa madashan ka jeediyay hadalo dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha isku duubnida beesha iyo hadalo kaftan ah oo layswaydaarsaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKA MUNAASIBADAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS