BURCO(W.N)-Haweenka magaalada burco ayaa iskugu soo baxay banaanbax ay kaga soo horjeedan gabadh ardayad ka ahayd jaamacada camuud oo dhaawacyo culus iyo kufsi loogu gaystay magaalada boorama.
Shacabka isku soo baxay ee magaalada burco ayaa xukuumada ugu baaqay in ay waxka qabato cida gaysatay falkaa lagula kacay gabadha ardayada ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;