DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Awdal Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Oo Baabiiyay Seerayaal Si Sharci Daro Ah Oo laga Ootay Deegaanka Cali Xaydh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Awdal Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Oo Baabiiyay Seerayaal Si Sharci Daro Ah Oo laga Ootay Deegaanka Cali Xaydh.
December 25, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Badhasaabka gobolka awdal oo ay weheliyaan taliyaha qaybta booliska ee gobolka iyo masuuliyiin kale ayaa manta baabiiyay seerayaal sharci daro ah oo laga ootay degmada Cali Xaydh.

Sidoo kale maamulka gobolka awdal ayaa fariin culus udiran bulshada ku dhaqan deegaanadaasi iyo cidkasta oo isku dayda in ay si sharci daro ah u ootaan dhulka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS