DAAWO;-Aas Qaran Oo Maagalada Burco loogu Sameeyay Marxuum Xamse Maxamuud Jirde Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Maagalada Burco loogu Sameeyay Marxuum Xamse Maxamuud Jirde Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday.
December 5, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Alle ha unxariistee Waxaa Maalintii shalay ee Jimcihii Aas-qaran loogu sameeyay magaalada burco marxuum Xamse Maxamuud Jirde oo maalintii khamiistii ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay deegaanka sheekh.

Marxuum Xamse oo ahaa nin dhalinyaro ayaa katirsanaa shaqaalaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland.

Waxaana Aaska maxruumka kasoo qaybgalay gudoomiyaha haayada qaxoontiga cabdikariim xinif,masuuliyiin kale iyo kumanaan kamid shacabka ku dhaqan magaalada burco

HALKAN K ADAAWO MUUQAAALKA AASKA MARXUUM XAMSE  ;

COMMENTS
LINKS