SUUDAN(W,N)-Ciidamada dalka suudan ayaa dagaal kul wareegay deegaano katirsan dalka itoobiya kadib markii uu dagaal dhexmaray labada ciidan.
Sida uu sheegay wasiirka warfaafinta sudan ciidamada suudaan ayaa ciidamada itoobiya kala wareegay deegaano ay dhawaan qabsadaam dagaal culus oo dhex maray kadib
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;