Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Xafiiskiisii Uraray Degmo Ganacsiyeedka Wajaale Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Xafiiskiisii Uraray Degmo Ganacsiyeedka Wajaale Iyo Sobobta!
December 10, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Badhasaabka gobolka gabiley ayaa xafiiskiisii xarunta gobolka mudo bil ah uraray taasi oo uu sheegay in ay tahay sidii uu xogogaal ugu noqon lahaa xaalada degmo ganacsiyeedka wajaale.

Sidoo kale badhasaabka gobolka gabiley ayaa wax laga waydiiyay waxa uu kala socdo lacag cashuur ah oo gudida aan sharci ahayn ka qaado shacabka wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS