“Anagu Dooni Mayno In Miisaaniyada La Noogu Darro lacag Sabootin Ah” Xildhibaan Nac Nac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Anagu Dooni Mayno In Miisaaniyada La Noogu Darro lacag Sabootin Ah” Xildhibaan Nac Nac.
December 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed diiriye nacnac oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee mudadii kasii dhamaanayso ayaa ka hadlay safarka madaxwayne biixi ku tagay jabuuti

Sidoo kale xildhibaan nacnac ayaa sheegay ka xildhibaano ahaan in aanay doonayn wax dhaqaale ah oo loogu daro miisaaniyada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS