Agaasimaha Wasaarada Beeraha Iyo Madax Ka Socota Haayada FOA Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Gobolka Gabiley Katirsan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Wasaarada Beeraha Iyo Madax Ka Socota Haayada FOA Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Gobolka Gabiley Katirsan.
December 6, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada beeraha somaliland iyo madax ka socotay haayada foa ayaa maanta kormeer ku tagay gobolka gabiley gaar ahaan beeralayda uu saameeyay ayaxu kaasi oo dalaga saamayn balaadhan gaadhsiiyay.

Sidoo kale waftiga ayaa kormeerkooda waxaa weheliyay maamulka gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS