HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada deegaanka marwo shugri xaaji ismaaciil bandare oo hortagay golaha guurtida ayaa faah faahin ka bixiyay xayawaanka ka wasaarad ahaan ay gacanta ku hayaa iyo tirade xoolaha loo qalo bishii.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;