32 Qof Oo Soomali Ah Oo Dooni Kula Degtay Xeebaha Dalka Giriiga Iyo Tirada Ku Dhimatay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
32 Qof Oo Soomali Ah Oo Dooni Kula Degtay Xeebaha Dalka Giriiga Iyo Tirada Ku Dhimatay.
December 4, 2020 - Written by Editor:

ANKARA(W,N)-Dooni ay saarnaayeen 32Qof oo Somali ah ayaa ku degtay xeebaha dalka Giriiga taasi oo ay ku dhinteen Alle ha Unaxariistee  laba qof oo dumar ah halka ciidamada Giriigu ay kazoo badbaadiyeen 30 qof oo iskugu jira caruur iyo dadkale.

Dooni u ku degtay xeebaha dalka Giriiga ayaa kazoo kicitintay dalka Turkiga.

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS