Wasiirka Deegaanka Oo Ka Hadashay Xayawaan Dad Ku Dhaawacay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Deegaanka Oo Ka Hadashay Xayawaan Dad Ku Dhaawacay Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley.
November 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)-Wasiirka wasaarada deegaanka shugri xaaji Ismaaciil bandare ayaa ka hadashay 3sedex qof oo xayawaano ku dhaawaceen deegaano katirsan gobolka gabiley oo aan wali si sax loo aqoonsan nooca uu yahay.

Sidoo kale wasiirka deegaanka dadka deegaanaa ku dhaqan ugu baaqay in ay ka digtoonaadaa xayawaankan aan la aqoonsan nooca u yahay.

Dhanka kale wasiirka deegaanka ayaa beenisay warar sheegayayay in maalmihii udanbeeyay ay jireen diyaarado xayawaan ka guranayay gobolka togdheer oo ay sheegtay in aanay waxba ka jirin wararkaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS