|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaaradaha Maaliyadda Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Baanka Adduunka La Saxeexday Heshiis Kor Loogu Qaadayo Korontada.
November 17, 2020 - Written by Editor:Hargeysa(W.N)-Bangiga adduunka, ayaa sheegay inuu ka caawinayo Somaliland iyo Somaliya marshuuc kor loogu qaadayo korontada, gaar ahaan ta la cusboonaysiin karo (renewable). Marshuucaas oo ay ku baxayso lacag dhan 150 Milyan oo Doolarka Maraykanka ah. Waxa maalgelinaya Bangiga Aduunka oo keliya.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|