|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaaradaha Maaliyadda Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Baanka Adduunka La Saxeexday Heshiis Kor Loogu Qaadayo Korontada.
November 17, 2020 - Written by Editor:Hargeysa(W.N)-Bangiga adduunka, ayaa sheegay inuu ka caawinayo Somaliland iyo Somaliya marshuuc kor loogu qaadayo korontada, gaar ahaan ta la cusboonaysiin karo (renewable). Marshuucaas oo ay ku baxayso lacag dhan 150 Milyan oo Doolarka Maraykanka ah. Waxa maalgelinaya Bangiga Aduunka oo keliya.
Related posts:Haweenka Somaliland Iyo Wakiilka Midowga Yurub Oo Siwada Jir ah Uga Hadlay Kootada Kuraasta Haweenka... Badhasaab Kuxigeenka Gobolka Gabiley Iyo Isuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Oo Kormeer Ku Tagay Magaal... War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Is Casilaadii Ka Aqbalay Wasiirkii Shaqada, Bedalkiisana Mag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|