Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Sheegay In Ay Kor Uqaadayaan Abniga Garoonka Hargaysa Stadium Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Sheegay In Ay Kor Uqaadayaan Abniga Garoonka Hargaysa Stadium Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada.
November 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa soo saaray awaamiir  lagu adkaynayo amaanka garoonka hargaysa stadium oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Somaliland

Sidoo kale taliyaha ciidanka booliska ayaa fariin la xidhiidha dhinaca abniga udiray shacabka reer Somaliland iyo taageerayaasha xulalka gobolada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS