Somaliland Iyo Itoobiya Oo Magaalada Jig Jiga Uga furmay Shir Lagaga Arinsanayo Ka Hortaga Ganacsiga Sharci Darada Ah Ee Duur Joogta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Magaalada Jig Jiga Uga furmay Shir Lagaga Arinsanayo Ka Hortaga Ganacsiga Sharci Darada Ah Ee Duur Joogta.
November 10, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Wufuud ka kala socotay Somaliland iyo ismaamulka Dawlad Deegaanka Iyo Xubno ka socday Dwlada fadaraalka Ee  itoobiya ayaa waxaa shir lagaga wada tashanayo ka hortaga ganacsiga sharci darada ee duur joogtu uga fumay magaalada jig jiga.

Kulankan wada tashi ee madaxda ka kala socota itoobiya iyo Somaliland ayaa socon doona laba maalmood kaasi oo laga soo saari doono qodobo lagaga ka ganacsiga sharci darada ah ee duur joog oo ay iska kaashan doonaan labada dawladood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS