|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Lagaga Hadlayo Horumarinta Tiknoolajiyada Jsl Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Madax Kala Duwan Oo Ka Qaybglay,
November 14, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirka Tiknoolajiyada Somaliland Oo ay soo agaasintay wasaarada isgaadhsiinta technolajiyada jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo laga hadli doono ka faa,iidaysiga technolajiyada casriga ee aduunku gaadhay iyo horumarinta dadka leh xirfadahan Ee ICTga.
Waxaana shirkan ka qaybgalay Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), wasiiro katirsan xukuumada,shirkadaha isgaadhsiinta ee Somaliland iyo diblamaasiyiin ka socday safaarada dalka tiawan oo ku leeyahay somaliland.
Wasiirka wasaarada isgaadhsiiinta iyo technolajiyada jsl Dr Cabdiwali sheikh cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa augu horay faah faahin ka bixiyay muhiimada shirka Tiknoolajiyada Somaliland iyo waxyaabaha diirada lagu saarayo iyo mudada uu socon doono.
Related posts:Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii - 2016ka) Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ... Aqoonyahan Siciid Sheekeeye Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Aanu Dalka Buuq Galinin, Isagoo Doonay... Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo soo Xidhay Imtixaankii Shahaadiga Aha Ee ka socday Somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|