|
|||||
WAJAALE NEWS
Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Gudi Midowga Africa Ka Socota Oo Ku Hawlan Dhex Dhexaadinka Dagaalka Tigreeyga.
November 27, 2020 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Raysal wasaaraha dalka itoobiya ayaa manta xafiiskiisa ku qaabiley gudi midowga Africa usaaray wada hadal laga galo dagaalka dawlada itoobiya ku hayso ismaamulka tigreega oo kumanaan kun ku nafwaayeen halka kuwo kalena ay ku barakaceen/. Xubnahan midowga Africa ka socda ayaa ah madaxwaynayaal hore kuwaasi oo kulan dheer la qaatay abiy oo isagu wali kusoo adkaysanaya dagaal iyo in uu xoog ku muquuniyo TPLF. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo:Xisbiga Wadani Oo Bedka Soo Dhigay Hadimooyin Iyo Khataro Ku Gadaaman Saldhiga Militari Ee Emi... DAAWO;-Maamulka Gabiley Iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Oo Olole Balaadhan Ka Fulliyay Gudaha Mag... Raysal Wasaarihii Hore Somaliya Cali Maxamed Geedi Ayaa Beeniyay In Ciidanka Somaliland Gacanta Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|