“Muuse Biixi Isagaa Qabyaalad Ku Fuulay Kursiga Madaxwaynaha, In Uu Ka Cowdaana Waa Khalad”Cali Canter | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Muuse Biixi Isagaa Qabyaalad Ku Fuulay Kursiga Madaxwaynaha, In Uu Ka Cowdaana Waa Khalad”Cali Canter
November 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Canter oo kamid ah hogaanka sare ee xisbiga wadani ayaa ka jawaabay hadal kazoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland oo isagu sheegay in xisbiyadii siyaasada noqdeen kaabo qabiilo ku fashilmay in lagag baxo kala qaybsanaanta

Sidoo Kale Siyaasi Cali Canter ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isagu qabyaalada kusoo baxay islamarkaana uu manta ka cabanayo qabyaaladii uu kursiga ku fuulay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS