Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun 5Sano ah, Ganaax Iyo Xayiraad Ku Riday Mulkiilaha Astaan Cable. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun 5Sano ah, Ganaax Iyo Xayiraad Ku Riday Mulkiilaha Astaan Cable.
November 4, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)-Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa maanta go’aan ka soo saartay dacwado loo haystay Mulkiilaha Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf.

Mulkiilaha Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf ayay maanta maxkamadu ku xukuntay 5 sanno oo xabsi ah, Sidoo kale waxaa lagu xukumay ganaax lacageed oo dhan 2 milyan oo shilinka Somaliland ah.

Dhan kale waxa ay maxkamaddu xayirtay TV-ga Astaan.

 

COMMENTS
LINKS