|
|||||
WAJAALE NEWS
Magacyada Dadka Muslimka Ah Ee Wacdaraha Ka Dhigay Doorashadii U Dambaysay Ee Maraykanka!
November 16, 2020 - Written by Editor:Qaybtii labaad ee warbixin ay shabakadda ‘Middle East Eye’ ee dalka Ingiriisku cinwaan uga dhigtay, “Doorashooyinka Maraykanka 2020: Murashaxiinta Muslimiinta Maraykanka ee taariikhda sameeyey” oo ka warramaysay tiro muslimiinta Maraykanka ka mid ah oo ku guulaystay Kongareeska Maraykanka iyo kuraas badan oo goleyaasha sharcidejinta ee goballada ka mid ah.
Related posts:Xisbiga Wadani Oo Canbaareeyay Xadhiga Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Lagu Xidhay Magaalada Gab... Taliye Kuxigeenka Ciidanka Dab Damiska Oo Ka Hadlay Dacwad Uu Ka Gudbiyay Taliye Sawaaxili Iyo Halka... Shirkii Golaha Wasiirrada Jsl Oo Lagaga Hadlay Doorashooyinka Iyo Dooddii Aqoonsiga Somaliland Ee Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|