Madaxwaynaha DDS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Xukuumada Soomaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Xukuumada Soomaliland.
November 11, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cag jar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday xukuumada Somaliland oo magaalada jig jiga kaga qaybgalay shir ay wada halaayeen Somaliland iyo itoobiya oo lagaga hadlayay sidii labada dal iskaga kaashan  lahaayeen la dagaalanka sharci darada ah ee duur joogta.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS