|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Jidwalka Diwaan Galinta Codbixiyayaasha Iyo Sida Ay Ukala Horeeyaan Gobolada Dalku!
November 4, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Qoraal Uu kasoo baxay xarunnta Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo uu ku sexeexan yahay Gudoomiyaha komishanku ayaa lagu shaaciyay wakhtiga ay bilaabayso diwaan galinta codbixiyayaashu iyo gobolada ay ka bilaabayaan Sidoo kale komishanka doorashooyinka ayaa wasaarada waxbarashada ka codsaday in maamulada wasaarada waxbarashada ee gobolada ay udiyaariyaan goobaha diwaan galinta ee hore loogu shaqayn jiray HALKAN KA AKHTI JIDWALKA DIWAAN GALINTA EE DALKA IYO GOBOLADA AY KA BILAABAYAAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Abaal Marin Isugu Jirta Dalacsiin Iyo lacag Ku Maamuusay Sarkaal Iyo Sarkaal ... Is barbardhig; Lagu Sameeyay Labadii Waraysi Ee Ay Kala Qaadeen Labada Wariye Ee Heello Iyo Hereri! War Deg Deg ah ;Ardayda Waxka Barata Dugsiga Sare Ee Qalax oo Iskugu Soo Baxay Mudaharaad Balaadhan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|