|
|||||
WAJAALE NEWS
In Ka Badan 600 Neef Oo Ku Dhintay Iyo Khasaare Kale Oo Ka Dhashay Dufaanti Ku Dhufatay Xeebaha Somaliland.
November 26, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Haayada ka hortaga aafooyinka qaranka iyokaydka raashinka ayaa faah faahin ka bixisay khasaarha ka dhashay roobab ay keentay duufaan xeebaha Somaliland ku dhufatay. Sidoo kale haayada ka hortaga ayaa shaacisay xoolaha ku dhintay duufaantan ,tirade guryaha ku dumay guud ahaan Somaliland. Dhanka kale dadwaynaha ku dhaqan deegaanada gobolka sanaag ee maydh iyo xiis ayaa ka waramay khasaaraha ay soo gaadhsiisay duufaantan oo ay sheegeen in ay ka barakaceen guryahoogii. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Sahra Axmed Jaamac oo Hees Cusub 2014-ka Soo Saartay, Waa Deeq Caruurtiye Daadidaheeya Ubad... Daawo:Khudbad Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanasa Oo Maanta Madaxwaynaha Cusub Muuse Biixi Ka Jeediyay... “Macallinku waxa uu bulshada ugu jiraa kaalinta ugu mudan, isaga oo halbawle iyo udub-dhexaad u ah COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|