In Ka Badan 600 Neef Oo Ku Dhintay Iyo Khasaare Kale Oo Ka Dhashay Dufaanti Ku Dhufatay Xeebaha Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
In Ka Badan 600 Neef Oo Ku Dhintay Iyo Khasaare Kale Oo Ka Dhashay Dufaanti Ku Dhufatay Xeebaha Somaliland.
November 26, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada ka hortaga aafooyinka qaranka iyokaydka raashinka ayaa faah faahin ka bixisay khasaarha ka dhashay roobab ay keentay duufaan xeebaha Somaliland ku dhufatay.

Sidoo kale haayada ka hortaga ayaa shaacisay xoolaha ku dhintay duufaantan ,tirade guryaha ku dumay guud ahaan Somaliland.

Dhanka kale dadwaynaha ku dhaqan deegaanada gobolka sanaag ee maydh iyo xiis ayaa ka waramay khasaaraha ay soo gaadhsiisay duufaantan oo ay sheegeen in ay ka barakaceen guryahoogii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS