|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaamiyaha Tigreega Oo Sheegay Halka Uu Joogo, Hanjabaad Culusna Udiray Raysal-wasaaraha Itoobiya.
November 30, 2020 - Written by Editor:MAQALE(W,N)-Hogaamiyaha Jabhadda Xoreynta Dadka Tigray ee TPLF Debretsion Gebremichael ayaa u Sheegay Wakaalada Wararka ee AP inuu wali ku sugan yahay Agagaarka Magalada Caasimada ah ee Mekele isla markaana uu wali dagaalku socdo, Siina socon doono. Sidoo kale hogaamiye Gebremichael Ayaa ugu baaqay Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali “inuu joojiyo Waalida” oo Ciidamadiisa kala baxo Gobolka. Debretsion Gebremichael wuxuu sheegay inuu kalsooni wayn ku qabo Banaanka isagoo yidhi “Waan hubaa inaan Guuleysan doono” HALKAN KA DAAWOBARNAAMIJKA XOGTAN DAHSOON; https://youtu.be/gpXrpFgj890 Related posts:Al-Shabaab Oo Shaacisay Dadka Ay Laayeen Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Tirada Masuuliyiin... Daawo: Sidii Ay Maanta WAX Uga Dhaceen Gollaha Wakiiladda Somaliland Iyo Dagaalkii Gacan-ka-Hadalka ... “Muqdisho Masiibada Ku Habsatay Waan Ka Tacsiyeynayaa,Dhimashada Ku Timid Dadka Shacabka Ah Ee Aan W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|