Hawlgallo Lagu Baadhayo Gaadiidka Ukala Baxa Gobolada Oo Ka Bilaabmay Kantaroolada Hargeysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hawlgallo Lagu Baadhayo Gaadiidka Ukala Baxa Gobolada Oo Ka Bilaabmay Kantaroolada Hargeysa.
November 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hawgalo lagu baadhayo gaadiid rakaab u kala qaada gobolada dalka ayaa saaka wasaarada gaadiidku ka bilowday kaantaroolada magaalada hargaysa taasi oo lagu hubinayo in gaadiidkan uu ku xidhan yahay qalabka lagula socod xawaaraha gadiidka iyo rarka xaddhaaf ka ah ee lasaaro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS