|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Wali Cabdi Oo Eedo Culus Ujeediyay“Xasan Shahar Waa Koor Laba Carab lagu Xidhay”
November 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga wadani Wali Cabdi jaamac ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal deel qaaf ah oo xildhibaan xasan shahar kula dul dhacay sheikh aadan siiro oo kamid culimada muxtaribka ah ee Somaliland oo uu sheegay in sheekhu samafale yahay Sidoo kale gudoomiye wali ayaa eedo culus ujeediyay xil dhibaan xasan shahar oo uu ku sifeeyay masuul shaqooyin gaar ah uhaya maayarka caasimada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Arimaha Gudaha Jsl Oo Mamnuucday Boodhadhka Musharixiinta Ay Ku Taagaan Magaalooyinka! Shacbi Waynaha Magaalada Hargeisa oo Iskugu soo baxay Salaadii ciida garoonka dhalinta ee xaafada Ji... Shabakada Wajaalenews Oo Heshay Heshiiskii Rasmiga Ahaa Ee ay Xukuumada Somaliland La Gashay Shirka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|