|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Wali Cabdi Oo Eedo Culus Ujeediyay“Xasan Shahar Waa Koor Laba Carab lagu Xidhay”
November 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga wadani Wali Cabdi jaamac ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal deel qaaf ah oo xildhibaan xasan shahar kula dul dhacay sheikh aadan siiro oo kamid culimada muxtaribka ah ee Somaliland oo uu sheegay in sheekhu samafale yahay Sidoo kale gudoomiye wali ayaa eedo culus ujeediyay xil dhibaan xasan shahar oo uu ku sifeeyay masuul shaqooyin gaar ah uhaya maayarka caasimada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Muranka Diiwaan-gelinta iyo Mugga Xildhibaannada. Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 25aad Iyo Qalinkii... Ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka Oo Soo Saaray Natiijada Shil Sobobay Geerida Laba Dhalinyaro Ah Oo... Waftigii Wasiiradda Ee Xariirad U Joogay Xal U Helida Khilaaf Laba Ardaa Kala Irdheeyay Rajona Muu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|