|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Wali Cabdi Oo Eedo Culus Ujeediyay“Xasan Shahar Waa Koor Laba Carab lagu Xidhay”
November 30, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga wadani Wali Cabdi jaamac ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal deel qaaf ah oo xildhibaan xasan shahar kula dul dhacay sheikh aadan siiro oo kamid culimada muxtaribka ah ee Somaliland oo uu sheegay in sheekhu samafale yahay Sidoo kale gudoomiye wali ayaa eedo culus ujeediyay xil dhibaan xasan shahar oo uu ku sifeeyay masuul shaqooyin gaar ah uhaya maayarka caasimada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Heesta 'Madaxweyne Shacabka Somaliland Way Ku Mahadsheen" Iyo Codadka Lamaanaha fanka Mursal... Casharada Laga Baran Karo Heshiisyadii Laga Gaadhay Khilaafyadii Cakirnaa Ee U Dhaxeeyay Xisbiga Kul... Maxaa Ka Jira In Dawladda Soomaaliya Ay Somaliland U Soo Dirtay Wakiillo Dadban Oo Hargeysa Gudahee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|