|
|||||
WAJAALE NEWS
Diblamaasiyiin Fadhigoodu Yahay Magaalada Asmara Oo Xaqiijiyay In Lagu Garaacay Gantaalo Iyo Goobaha Ay Ku Dhaceen!
November 14, 2020 - Written by Editor:ASMARA(W,N)-Diblomaasiyiin fadhigoodu Yahay Magaalada Asmara Ee Dalka Ereteriya ayaa Wakaalada wararka ee Reuters U xaqiijiyay in caawa ugu yaraan saddex Gantaal lagu garaacay Magaalada Asmara Ee Caasimada Dalka Eretriya, Diblomaasiyiintu waxay sheegeen in ugu yaraan laba ka mid ah Gantaaladaasi ku dhaceen madaarka Asmara. Saddex Diblomaasi oo Reuters u waramay ayaa warkan sheegay. TPLF ayaa ku eedaysay dawlada Ereteriya inay qayb ka tahay Dagaalka ku socda, Dhanka kale Wasiirka Arrimaha dibada Ereteriya Cismaan Saalax ayaa Reuters u sheegay inaanay qayb ka ahayn Dagaalka. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE. Related posts:DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La la Yeeshay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maalgashiga Js... Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Sacad Cali Shire Oo loogu Baaqay In Uu Iscasilo Umada Reer Somalilandna ... Faah Faahinta kasoo Baxaysa Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xooggan Oo xalay ka kacay Suuqa Banaadir Ee Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|