“Danbiyada Foosha Xun Ee Ay Ku kacday Shirkadda Tragfigura Waxaa Ka Mida Suntii Ay Afrika Ku Aastay”Xildhibaan Axmed Barkhad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Danbiyada Foosha Xun Ee Ay Ku kacday Shirkadda Tragfigura Waxaa Ka Mida Suntii Ay Afrika Ku Aastay”Xildhibaan Axmed Barkhad.
November 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada somaliand ayaa ka hadlat halista shirkad xukuumadu doonayso in ay ku wareejiso haamaha shidaalka isagoo soo bandhigay halistii ka dhalatay suntii ay ku aastay Africa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS