“Dad Waxa Jira Dalkaba Hada Unacay Muuse Biix,Waar Muuse Wuu Iska Tagi Doonaa Sidii Madaxwaynayaashii Ka Horeeyay..”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dad Waxa Jira Dalkaba Hada Unacay Muuse Biix,Waar Muuse Wuu Iska Tagi Doonaa Sidii Madaxwaynayaashii Ka Horeeyay..”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid.
November 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ee Ucid Eng faysal cali waraabe oo ka hadlay munaasibad ay ku Qalin jabinayeen arday ayaa ka hadlay xaalada rasmiga ah ee ay Ku sugan tahay somaliya iyo sheegashada indha la,aanta ah ee Ay warbaahinta ka sheegaan

Sidoo kale Eng faysal cali waraabe ayaa sheegay in ay gacan ka Gaysanayaan sidii aysomaliya uman lahaayeen madax aan Ahayn kuwa hada jooga isagoo xusay in ay teegeeri doonaan Beelaha isla magaalada muqdisho oo uu sheegay in Magaaladoodii uun lagu hayso

Dhanka kale Gdoomiye faysal ayaa farin udiray dadka reer Somaliland ee dalka unacay muuse Isagoo sheegay in madaxwayne biixi iska tagi doono sidii madaxwaynayaashii ka horeeyey balse ay muhiim tahay in dalka la ilaashado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS