|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiinaali Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
November 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad Siwayn Loo soo Agaasimay Oo lagu xusayay Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiinaali Oo sanadkii hal amar ah ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa gaar ahaan huteelka cowr. Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir oo ay soo qaban qaabisay Xerta Sheekh Maxamed Rabiic, Ayaa kulmisay culimo awdiin, madaxdhaqameed,xildhibaano, iyo ardayda xerta qadiriyada. Ugu horayna munaasibada siyaarada sheekh ayaa lagaga waramay karaamooyinkii sheekha iyo tacabkii uu galiyay diinta/ Sidookale munaasibada oo kulmisay qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa laga jeediyay qasaa,id iyo maxaadirooyin kale oo diiniya HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;
Related posts:War-Deg-Dega-Daawo: War Cusub Oo Ka Soo Kordhay Khilaafkii Koomiishanka Iyo Xisbiga Waddani+Tirintii... Daaw-Maxkamada Gobolka Hargeisa Oo La Horkeenay 6 Kaaliye Oo Loo Haysto Facebook Been Abuur Ah, Su'a... Daawo:Wafti Wasiiro ah Oo Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Qadar COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|