DAAWO;-WASIIRO XUKUUMADA KATIRSAN OO SHACABKA REER GABILEY UGU BAAQAY IN AY UDIYAAR GAROOBAAN DIWAAN GALINTA.
November 19, 2020 - Written by Editor:
GABILEY(W,N)-Wasiirada isgaadhsiinta iyo diinta awqaafta oo ay weheliyaan maamulka gabiley ayaa shacabka reer gabiley ku booriyay in ay udiyaar garoobaan isdiwaan galinta codbiyayaasha oo dhawaan dalka ka bilaab maysa.