DAAWO;-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Daryeelka Kutubta Quraanka Kariim ah.
November 23, 2020 - Written by Editor:
Hargeysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh cabdilaahi Axmed ayaa Maanta magaalada Hargeysa xadhiga kaga jaray xarun daryeelayo Kutubta Qur”aanka kariimka ah.
Waxaana Munaasibada lagu daah-furayay xaruntaasi kazoo qaybgalay culimo awdiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada .