DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Siyaasiyiin Reer Somaliland Oo Shir Arimaha Somaliya Lagaga Hadlayay Kaga Qaybgalay Nairobi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Siyaasiyiin Reer Somaliland Oo Shir Arimaha Somaliya Lagaga Hadlayay Kaga Qaybgalay Nairobi.
November 3, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somailand maxamed kaahin axmed ayaa si guud mar ah uga hadlay siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed reer Somaliland oo shir lagaga hadlay xildhibaanada beelahadir ee ka mid noqonaya baarlamaanka somaliya

Wasiir kaahin ayaa sheegay In laga war sugi doono waxa ay lasoo guryo noqdaan siyaasiyiinta shirkaasi ka qaybgalay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS