|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Siyaasiyiin Reer Somaliland Oo Shir Arimaha Somaliya Lagaga Hadlayay Kaga Qaybgalay Nairobi.
November 3, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha somailand maxamed kaahin axmed ayaa si guud mar ah uga hadlay siyaasiyiin iyo madaxdhaqameed reer Somaliland oo shir lagaga hadlay xildhibaanada beelahadir ee ka mid noqonaya baarlamaanka somaliya Wasiir kaahin ayaa sheegay In laga war sugi doono waxa ay lasoo guryo noqdaan siyaasiyiinta shirkaasi ka qaybgalay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo ka Warbixiyay Qaabkii Ay Udamiyeen Dabkii Ka Kacay Magaa... DAAWO ; Madaxwayne Siilaanyo Shalay Iyo Maanta Masuul Hadaladiisii Hore Ku Markhaati Fureen Afcaas... Gudida Turxaan Bixinta Ee xusbiga Kulmiye oo Soo Afjaray Khilaafkii Kulmiye Iyo Go,aamo Ay Soo Saar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|