DAAWO;-Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay 200Qoys Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay 200Qoys Magaalada Hargaysa
November 6, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland ayaa deeq raashin uqaybisay 200qoys oo ku dhaqan magaalada hargaysa oo kamid ah dadkii ku naafoobay dagaaladii dib uxoraynta Somaliland.

Agaasimaha guud ee wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada ayaa faah faahin ka bixiyay raashin ay gaadhsiiyeen dadka danyarta ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS